development levy
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Development levy
Xisaabta horumarinta
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
CANSHUURTA HORUMARINTA
Imposta di sviluppo
Development levy
Waa canshuur loogu tala galay horumarinta dalka.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Development Budget
Miisaaniyadda horumarinta
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
développement
développement, n.m. - Korukac; Horumar, sida ama jidka wax loo yeelo ama qabqabto waxyaabo isku daba xidhan oo si is daba joog ah u dhaca,
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
employment agency
/ (n) wakaaladda shaqo-qorista.